Iftiimin sharci
Ma jirto wax dastuur jabin ah oo uu sameeyay, Mudane Barkhad Jaamac batuun:
Xeerka dalka ugu sareeya, waa dastuurka JSL, dastuurka ayay ka farcamaan dhamaan xeerarka kale ee dalkuna:
1. Mudane Barkhad Jaamac Batuun, waxa uu golaha u gudbiyay, is casilaad waxayna Taasi ahayd, waajib aad sharci oo uu dastuurka farayay, maadaama oo dastuurka uu si xad u...









