“Maanta Waa Maalinta Dastuurka Qaranka, Malinta Qareenada JSL,”
Garyaqaan Cali Siciid Jaamac
Welcome to the official registry and digital portal of the Somaliland Lawyers Association (SOLLA). We govern legal practice, secure continuous training for advocates, support public pro-bono aid, and publish modern codified legal literature.
Every advocate representing clients in the regional courts of the Republic of Somaliland must be fully licensed and certified by the SOLLA executive council.
Garyaqaan Cali Siciid Jaamac
Ururka Qareennada Somaliland (SOLLA) ayaa maanta si rasmi ah u daah-furey munaasabadda Maalinta Qareennada Somaliland, taas oo halku-dheggeeduna sannadkan yahay:“Caddaalad Xuduudaha aan xuduud lahayn” (Justice Beyond Borders), Munaasabaddan oo ka qabsoontay Aar-cafe hotel, Hargeisa ayaa waxaa ka soo qayb-galay hogaanka iyo maamulka Ururka Qareennada Somaliland, qareenno, masuuliyiin ka socda dawlada aqoonyahanno, ururrada bulshada rayidka ah […]
Ururka Qareennada Somaliland Ee (SOLLA) ayaa Maalintii labaad ee tababarka lagu horu-marinayo adeegyada kaalmada sharciga oo ka socday Hotel EMPIRIAL Hargeysa si rasmiya u gabagabeeyay maanta. Tabarkaas oo diiradda lagu saarayay horumarinta xirfadaha qareennada, kaaliyeyaasha sharciga iyo dhiirrigeliyeyaasha caddaaladda si loo xoojiyo adeegyada Legal Aid-ka ee bulshada loo fidiyo.Tababarka oo ay wado Ururka Qareennada Somaliland […]